Hey Halkan waxan live kasoo gali doona 7 cisho iyo 2 , 3 ila 5 saac Waxana Live so Gali doona 8 hbenimo ama salada cishe kadib Intaa Stream kyga dawanaysid ma aarki doontid ano reaction ka bixinaya video dad kle leeyhy kaliya Wax aan markasta an samyn doona HOROR GAMES Iyo discord calls oo ah aniga iyo adiga ama dawadayasha Hadada Ka Heshay waxa an ku sheeegy FOLLOW sido kle NOTIFICATION furo MAHADSANIDDDDDDDDDDDD
